(Sawirro) Taliyihii saldhig Booliska Waaberi & dad kale oo lagu dilay Qarax ismiidaamin ah

Qarax Ismiidaamin ah oo uu fuliyey qof soo xirtay waxyaabaha qarxa ayaa ka dhacay Saldhiga booliska degmada waaberi oo ku yaala Gargaarka agagaarka Isgoyska Dabka ee wadada Maka al Mukarama Qarax ayaa geystay Qasaaro dhimasho iyo dhaawac leh sida ay sheegayaan wararka hordhaca ah Taliyaha Saldhiga Axmed Baashane ayey wararku sheegayaan inuu ku geeriyooday qaraxan … Continue reading (Sawirro) Taliyihii saldhig Booliska Waaberi & dad kale oo lagu dilay Qarax ismiidaamin ah